MADAL FURAN
MADAL FURAN
  • 630
  • 6 794 486
Deg Deg Xog Shirka Turkiga Somalia & Itoobiya Bal Arag Munaafaqada Kooxda Xasan Sh
#somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia
Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter
Переглядів: 4 680

Відео

DegDeg Maxa Aadan Ogeyn Oo Kusoo Kordhay Heshiishka MoU Warweyn
Переглядів 15 тис.2 години тому
#somalilanders #laascaanood #somaliland #hargeysa #wararka #muqdisho #somalia #djibouti DegDeg Maxa Aadan Ogeyn Oo Kusoo Kordhay Heshiishka MoU Warweyn Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter
DegDeg Xasan Sheekh Oo Lashirsan Siyaasiyiin Reer SLND Boqor Buurmadow
Переглядів 12 тис.4 години тому
#somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia DegDeg Xasan Sheekh Oo Lashirsan Siyaasiyiin Reer SLND Boqor Buurmadow Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter
DegDeg Xasan Sheekh Xoog Ayaan Ku Qabsanaya Hargeysa Xoga Dagaalka PUntland iyo Galmudug
Переглядів 17 тис.7 годин тому
#somalilanders #hargeysa #somaliland #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia #djibouti DegDeg Xasan Sheekh Xoog Ayaan Ku Qabsanaya Hargeysa Xoga Dagaalka PUntland iyo Galmudug Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter
Banka Wajaale Wadada Quudisa 120m Ethiopian-ka Ah
Переглядів 1,5 тис.12 годин тому
#somalilanders #somaliland #hargeysa Banka Wajaale Wadada Quudisa 120m Ethiopian-ka Ah Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter
DegDeg Xogta Qasaraha Dagaalka Ogaaden iyo Canfar Bal Eeg Munafaqada Xasan Sheekh
Переглядів 15 тис.14 годин тому
#somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia #jigjiga DegDeg Xogta Qasaraha Dagaalka Ogaaden iyo Canfar Bal Eeg Munafaqada Xasan Sheekh Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter
DegDeg Somaliland Markale Ka Adkaatay Somalia Xogta Ganacsade Lagu Dilay Sool
Переглядів 17 тис.19 годин тому
#somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia DegDeg Somaliland Markale Ka Adkaatay Somalia Xogta Ganacsade Lagu Dilay Sool Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter
DegDeg Qasaraha Dagaalka Majerteen iyo Dhulbahante Xiisad Dagaal D Bosaso iyo Garacad
Переглядів 16 тис.День тому
#somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia DegDeg Qasaraha Dagaalka Majerteen iyo Dhulbahante Xiisad Dagaal D Bosaso iyo Garacad Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter
DegDeg Xogta Dagaal Culus Kadhacay Gobolka Sool 25 Dal Oo Diyaar U Ah Aqoonsiga Somaliland
Переглядів 14 тис.День тому
#somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia DegDeg Xogta Dagaal Culus Kadhacay Gobolka Sool 25 Dal Oo Diyaar U Ah Aqoonsiga Somaliland Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter
DegDeg Xasan Sheekh iyo ismaciil Omar Geele Dhagarta Ay Umaleegayan Somaliland
Переглядів 16 тис.День тому
#somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #djibouti #wararka #muqdisho #somalia DegDeg Xasan Sheekh iyo ismaciil Omar Geele Dhagarta Ay Umaleegayan Somaliland Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter
DegDeg Dhibtaan Ogaaden Ku Haysata Garowe Bal Arag Pro Axmed Ismaaciil Samatar
Переглядів 12 тис.14 днів тому
#somaliland #somalilanders #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia #garowe DegDeg Dhibtaan Ogaaden Ku Haysata Garowe Bal Arag Pro Axmed Ismaaciil Samatar Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter
DegDeg Nin Ogadeen Si Arxandaraa Garowe Loogu Dilay Mucjisada Dakadaha Berbera
Переглядів 18 тис.14 днів тому
#somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia #djibouti DegDeg Nin Ogadeen Si Arxandaraa Garowe Loogu Dilay Mucjisada Dakadaha Berbera Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter
DegDeg Qatar Somaliland Usoo Bandhigtay Lacag Waaliya Si Ay Oga Laabato Heshiiska Ethiopia
Переглядів 20 тис.14 днів тому
#somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia #djibouti DegDeg Qatar Somaliland Usoo Bandhigtay Lacag Waaliya Si Ay Oga Laabato Heshiiska Ethiopia Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter
DegDeg Dumarkan Halaga Qabto Somaliland Halis Ayeey Ku Yihiin Mucjiso Xablaha Xamar
Переглядів 13 тис.14 днів тому
#somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia DegDeg Dumarkan Halaga Qabto Somaliland Halis Ayeey Ku Yihiin Mucjiso Xablaha Xamar Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter
DegDeg Xiisad Dagaal Taleex Somaliland iyo Huwantii Lascanod Cod Sira Xasan Sheekh
Переглядів 21 тис.14 днів тому
DegDeg Xiisad Dagaal Taleex Somaliland iyo Huwantii Lascanod Cod Sira Xasan Sheekh
DegDeg Bal Eeg Cadawad Jibouti Uqabto Somaliland Puntland Xalad Cakiran Warweyn
Переглядів 13 тис.14 днів тому
DegDeg Bal Eeg Cadawad Jibouti Uqabto Somaliland Puntland Xalad Cakiran Warweyn
Degdeg Maxaa Biistii Ugu Badnaa Ogaaden Laga Qabto Xogta Dagalka Canfar iyo Ogaden
Переглядів 20 тис.21 день тому
Degdeg Maxaa Biistii Ugu Badnaa Ogaaden Laga Qabto Xogta Dagalka Canfar iyo Ogaden
DegDeg Dagaal Kadhex Qarxay Majeerteen iyo Dhulbahante Jabuuti D Berbera Ka Hinaas
Переглядів 19 тис.21 день тому
DegDeg Dagaal Kadhex Qarxay Majeerteen iyo Dhulbahante Jabuuti D Berbera Ka Hinaas
DegDeg Ceerigaabo Mawaxay Noqoneesa Sida Gaalkacyo Mise Sida Galinsoor Warweyn
Переглядів 13 тис.21 день тому
DegDeg Ceerigaabo Mawaxay Noqoneesa Sida Gaalkacyo Mise Sida Galinsoor Warweyn
DegDeg Ciidamo Hubeysan Huwanta Lascanod Ay Qabteen Ciidamada SSB HabarJeclo
Переглядів 16 тис.21 день тому
DegDeg Ciidamo Hubeysan Huwanta Lascanod Ay Qabteen Ciidamada SSB HabarJeclo
DegDeg Yaa Jabiyay Ciidamada Somaliland Kulmiye Mise Wadani Dood Khatar Badan
Переглядів 15 тис.21 день тому
DegDeg Yaa Jabiyay Ciidamada Somaliland Kulmiye Mise Wadani Dood Khatar Badan
DegDeg Huwantii Garaadadii iyo Kooxda Xasan Muqdisho Ku Shirsan Maxadan Ogeyn
Переглядів 16 тис.28 днів тому
DegDeg Huwantii Garaadadii iyo Kooxda Xasan Muqdisho Ku Shirsan Maxadan Ogeyn
DegDeg Xogta Huwanta Laascanod Madax Jabiska Ceerigaabo Warweyn
Переглядів 12 тис.Місяць тому
DegDeg Xogta Huwanta Laascanod Madax Jabiska Ceerigaabo Warweyn
DegDeg Xogta Huwanta Buhodle Ninka Habaryoonis Ay Qasheen Warweyn
Переглядів 27 тис.Місяць тому
DegDeg Xogta Huwanta Buhodle Ninka Habaryoonis Ay Qasheen Warweyn
DegDeg Heshiiska Beesha Jamac Siyaad iyo Somaliland Halis Maxadan Ogeyn Sanaag Kasocda
Переглядів 14 тис.Місяць тому
DegDeg Heshiiska Beesha Jamac Siyaad iyo Somaliland Halis Maxadan Ogeyn Sanaag Kasocda
DegDeg Maxadan Ogeyn Xasan Sheekh Muse Bixi Dakada Muqdisho iyo Berbera Karbaash
Переглядів 15 тис.Місяць тому
DegDeg Maxadan Ogeyn Xasan Sheekh Muse Bixi Dakada Muqdisho iyo Berbera Karbaash
DegDeg Ciidamo Hub Culus Wata Oo Kasoo Goostay Huwanta Lascanod Fosziya X Aadan
Переглядів 21 тис.Місяць тому
DegDeg Ciidamo Hub Culus Wata Oo Kasoo Goostay Huwanta Lascanod Fosziya X Aadan
DegDeg Cod Sira Huwanta Lascanod SIXIR Udiyaarineesa Ciidamada Somaliland
Переглядів 17 тис.Місяць тому
DegDeg Cod Sira Huwanta Lascanod SIXIR Udiyaarineesa Ciidamada Somaliland
DegDeg Qasaaraha Dagaal Ka Dhacay Gumeys Maxadan Ogeyn Oo Ku Dhacay Huwanta
Переглядів 27 тис.Місяць тому
DegDeg Qasaaraha Dagaal Ka Dhacay Gumeys Maxadan Ogeyn Oo Ku Dhacay Huwanta
DegDeg Hub Loo Waday Daacishta Lascanod Oo Qabtay Maydadkii Ciidamada Lascanod
Переглядів 22 тис.Місяць тому
DegDeg Hub Loo Waday Daacishta Lascanod Oo Qabtay Maydadkii Ciidamada Lascanod

КОМЕНТАРІ

  • @user-ij3vc8ve9n
    @user-ij3vc8ve9n 6 хвилин тому

    Viva somalia down oromo iyo muso

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 13 хвилин тому

    Madax doodu waa kuwaa caqligoodu danbi weyn buu ku jiraa heesna wuu ka xanaaqayaa qudhun maangaab xanuunsanaya

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 20 хвилин тому

    Af noli wuu hadla aayna wuu ciiya ninka xamar jooge sheeganaya isaaq ee llee heesban xalka bixinayayaw inamada reer somaliland ee xabsiga ugu jira xamar markad kuwaa uhiiĺiso ayad hees ta xalka baxiin caloshii ushaqaystee xamar jooga mamadalo somali fiiqiiyaw adiga haku deeqdo khatumadaad shegaysana waad ku riiyodtay jawabta wad arkiitonta awdala adeer waxba kama samayn kartiide adigu markaad xor noqodtiid eed shababka xorawdo iyo kiiniyadtiiga abnigaaga ilaliya somaliland iskusoi dhararii xabashiidu kunjeer iyada igaka dhaw markad maatidada xasuyqaysay iyaga garab isiiyay xafiday intii hadhay xanaaneyay adna wadigii diyaradah iyo madfaca ila dhacayay marka iyaga nogakadhaw eheel anu nahay somaluland guul baà utahay xasiidnimada iyo nacaybka adku haysan wanu ku faaidna maantana wax naga maqani ma jiro ilahayba mahadle walawayney maydkaga siido somaliland socotee samiir

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h 23 хвилини тому

    Reer shiikh sixaaq baa laga arkaay khilaaf kuuda bale waxaanay inaanay waxba ku qadanaayn inaay meel kaso wada jesanayaan talabaad somaliland waa miid

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 26 хвилин тому

    Madal furan wariye qaaliya 7

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj 35 хвилин тому

    Waruun wlhi wa doqomada tolkod dowlda somaliland lo so adagsdo

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 38 хвилин тому

    Fiqi hoyadda Usheeg waar tarekhda lasoco amxaar muu gumaddin Reer Somalilland ee adiiga dayaarad iyo diil kusameyeey oo gumaddey Reer Somalilland Hoyaddin Waasa

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 38 хвилин тому

    Mareeye iyo inta ay isku midka yihiin waa caloosha u shaqayistaayal

  • @ibrahimmuhumed9840
    @ibrahimmuhumed9840 39 хвилин тому

    Asc waar bal wuxuu ku hadlaayo eega ninkani ma sidaasu masuul ku noqonayaa oo wuxu kufaanayaa in ay siikala go godo Soomaalidu. Soomaalind bay ku waasheen Nacaskan koofiyada dheerle Aqli googu waakaa diciifsana

  • @Janno190
    @Janno190 39 хвилин тому

    Viva Somaliland guuuuuuuuul Somaliland cadawga Somaliland ha jabaan

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 39 хвилин тому

    Guul sland cadawugeeduna ha jabo

  • @Janno190
    @Janno190 40 хвилин тому

    Dameer weeye nin reer sheekh isaxaaq oo Somaliland u dhashay oo somaliya u Shari tagay calooshood u shaqaystayaal weeye noogama duwana dameer bakhtiyay cadawgiin u Jaba Heestaan Ka bu Italy boolajaas xayiroow waxad tahay daayeer calooshii u shaqayte ah adiga iyo inta joogtaaba

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 40 хвилин тому

    Dadka reer sland waxa ku badan wax ma garto wayo ma malin karaan caduwugoodu meel ka xigo bal ninkaas fiqi iyo mamulkiisi intas qudha may arkan

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk 40 хвилин тому

    ISAAQ CABSI CABSI 😂😂😂😂😂

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk 41 хвилина тому

    KANA MUXUU AHAA HAAA ILEYN WAA KII MARXUUMKII GURGUURTE XAARKA KA TIRAYEY SHADIISU WAA INTAA WAANA FAARUQ YAHUUUUUU 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 42 хвилини тому

    Ina qoddax waa raga xamar jajuus uaah oo guddaha sogaalaay halaiska ilaliyo isagiyo kuwa tageera caddowga Somaliland

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 42 хвилини тому

    XASSAN SHEEKH IYO DAWLADISA WAXAN ORAN LAHA INTAD ISKU MASHQULINAYSAN AQIRADA AQOONSIGA SOMALILAND SOW KA FICNA INIKO KONFUR NABAD KA DHIGA OO BEELAHA IS DHAMEYAY KALA DHEEX GALA OO XABALAHA MEYDIGA AD FADHANAYSAN EE HUNGURI INI GALAY KA WANTOWDAN OO QIYALIGA IYO DHALANTEEDKA AD KU NOOSHIHIN ISKA DAYSAN OO NAFTINA DARYEESHAN OO DOROSHO QOF IYO COD SIDAD UGALI LAHAYDEEN KU DHAQADAN IYO DASTURKEN QABYADA KA WEREGTAN HADAD DAWLAD TIHIN "CADHO HUNGURI KA KACDAY MEEL 33 SANADOOD SHAQO ISKU LAHAYN AYAD LEDIHIN ANA LEH AQLIGSU MAKI AN KU DHISI JIRTAY XAARKA LO'DA AQAALADA AYAD WELI INIGU KHUFULAYN WAR ISLA HISHODA OO WAX ISKU FAALA ADUUNYADU WAY INIGA WAR QABTA SIDAD TIHIN WAQTIGA AYA INIGA LUMAYA SOMALILAND WANAY QADANAYSA AQOONSIGU OO HUBAL AH TA CIDNA NIMA WAYDINAYSO WAYO NINKAD KABIHISA ARKAYSO LOMA SARA JOGSADO DURBANKINI IYO OLOLIHINI HALKU KU DAMBEYAY " WAR LA OG YAHAY HISO MALEH ERAYGI SOMALI HEESHISA ADUUNYADA LA HEESHISA MUHU KU DAMBEYAY BAL IS WEYDDI XASSAN SHEEKHOW WALEH DHIRI DHOQONSHA AH AYAD DABALANAYSA CID KU DHANTANA OO KU QABTA MA HAYSATID LA ARKIDOONE SIDAD KU DAMBAYSID

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 54 хвилини тому

    Allah akbar good bless republiken of somaliland is peace and stabilt country 😂❤❤❤

  • @muqtaargool9296
    @muqtaargool9296 56 хвилин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @muqtaargool9296
    @muqtaargool9296 Годину тому

    Madax sare❤

  • @AdamOsman-gz3df
    @AdamOsman-gz3df Годину тому

    Ninkani muxuu uga hadli waayey dadkii birmagaydada ahaa ee reer Somaliland ahaa ee hortiisa lagu laayey Xamar. Waa laba wejiile iyo caadadii!!!!

  • @caynidhalad9300
    @caynidhalad9300 Годину тому

    Ilahay caqliga hakuu barakeyo walal thanks sisfaad u dhigtay weeye

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 Годину тому

    War waxanu isku nahay ilmader wana xawayan agbar xawayan

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 Годину тому

    Cadaw cadaw dhalay

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Годину тому

    Adigu marka aad dalkayaga dhibatayso ,maxaad ka filaysay inanu malabku siinay ,somaliland waa mid ,shacab iyo dawlad ,kuwa ka soo jeeda somaliland, gaar ahaan ka waa doqon la qabo ,ayaa xun ,maaha siyaasi ,waa shacab ,dadka heesta sameeyey ,maha siyasi ,isaga ayaa duli ku nool oon hadli karin ,

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Годину тому

    Alshabab saqiida ah walee ,heestagis way kugu haboon tahay ,cudur yahay ,waa runtaa ,xaguu joogay doqonkan ,viva somaliland iyo gobonimo

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Годину тому

    Aabaha iyo shacabkaba wasa nacaskii biijada lahaayomaxaa waxa uga qabana weyada nimankii Agatha lagu qashaya iyo kuwa aana dhimana noolaya intaa boojasaka bixinayas adigu yaa tahaye

  • @saynabhassan2
    @saynabhassan2 Годину тому

    Geesi ❤👑👑

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Годину тому

    Afqadhmune Kaasi wacadow lamid ah kuwa konfured❤

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Годину тому

    Dadka madaxa ku sheegataye xmara ma cilaaja baa misa xaasida nimadii iyo naxaligii baa cudura fayarisa ku noqodaye dameeri xamar dhuusa weyana

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Годину тому

    Afqadhmune Faqash Faqash dhashay faqi nacas❤Heart of 😊

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Годину тому

    Faqi nacas afkisa aya fashekiyey Cadowga sland wajabay❤❤❤

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Годину тому

    Nolow geesi qaran ❤❤❤❤❤❤

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 Годину тому

    ❤❤️✅💚👍🌷

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Годину тому

    Alle hakaqabto cadowga slan d❤❤❤❤

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Годину тому

    Dadka xamar xukuma ma.cilaasha baa

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Годину тому

    Masha Allah Cadowga sland wafashilmay gull sland❤❤❤

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Годину тому

    Gull sland❤❤❤

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 Годину тому

    Shirkaasi waa fiktii iyo caqabadii u danbaysay heshiiska JSL iyo Ethio haduu Ka gudbo khalaas way u dhamaatay garguurte iyo iyo coomirka

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 Годину тому

    ❤❤️✅💚👍🌷

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 Годину тому

    Odaygan bastarka ahwaacilqabe ciyalka hargaysa ayaa badakaqadi.jiray walking waydilen kondhab xasan sheekh

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 Годину тому

    Siyyad Bare inta hees oo macarad ku aha oo lo qaday 20 sano, hadan wu u duul qadan jiray. Nimanka hal hees oo ciyal qadhen aya, pain in the ass ku noqotay. This is a sign of total failure in every aspect especially on internal and foreign policy including propaganda wars against somaliland !!! 😂

  • @nadiraosman6726
    @nadiraosman6726 Годину тому

    Guuuuuuul Somaliland ❤❤

  • @KhadanMohamed-qn3vj
    @KhadanMohamed-qn3vj Годину тому

    Wuu iska ciyarayaa

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd Годину тому

    Cuqdadland ama isaaq Oromo waa iska hadlayaan 😅😅😅😅😅

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Годину тому

    Heestani qalbaddey jebisey qadaadweyntii😂😂😂😂

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Годину тому

    Heestaasi waa xadiis

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Годину тому

    INSHALLAA ILAAHAY MA GUULEEYO CADAWGA SOMALILAND AMIIN😢

  • @kaderdjama6949
    @kaderdjama6949 Годину тому

    Somaliland ❤❤❤❤

  • @YosofMumin
    @YosofMumin Годину тому

    Dalka waa dal somaliyeed muqdasha ayaa laga xukumaa